Скачать Adobe Flash player

Смотреть видео онлайн

Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo Si Aan Horay Lo arag Muqdisho Logu so dhaweyay

   
- HD качество

Waxaa maanta afar sano kadib magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo la filayo in mar kale uu u tartamo doorashada Madaxweyne ee dalka ka dhaceysa. Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya, Culumaa’udiin , Ururada Bulshada, Dhalinyaro ,Haween iyo taageero yaal badan ayaa kusoo dhaweeyay gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo banaankiisa. Amaanka garoonka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana garoonka uu maanta ahaa mid mashquul badan oo laga dareemayay soo dhaweynta Sheekh Shariif, waxaana markii uu garoonka kasoo degay is qabsaday sacab iyo ereyo lagu soo dhaweenayo. Sheekh Shariif ayaa loo galbiyay guri gaar ah uu ka dagay magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in uu halkaasi kula hadlo saxaafada uuna ka warbixiyo ujeedka socdaalkiisa iyo soo dhaweyntii diiraneed ee loo sameeyay. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa leh taageerayaal aad u badan, waxa uuna kamid yahay siyaasiyiinta xiligan loo saadaalinayo in ay ku guuleesan karaan doorashada Soomaaliya.

Вы смотрели видео онлайн по поисковой фразе Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo Si Aan Horay Lo arag Muqdisho Logu so dhaweyay. Если найденное видео онлайн Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo Si Aan Horay Lo arag Muqdisho Logu so dhaweyay Вам понравилось и Вы удовлетворили свои потребности киномана, можете поделиться впечатлениями ниже...

Жизнь в онлайне